Ciidamada Danab oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab, nololna ku qabtay kuwo kale

Ciidamada Kumaandoska Danab oo howlgal ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheeegay inay Nolol KU qabteen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgalkan in tuulooyinka Warciise, Maja-badan, Qoordheere, Bulo-gannay laga fuliyey howlgalkan. Intii uu socday Howlgalkan waxaa meelaha qaar ku dagaalamay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, iyadoo khasaare uu soo … Continue reading Ciidamada Danab oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab, nololna ku qabtay kuwo kale